Somali   /     Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.

Description

Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.

Subtitle
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca k
Duration
00:08:05
Publishing date
2024-04-18 20:41
Link
https://www.sbs.com.au/language/somali/so/podcast-episode/xiisada-colaadeed-ee-u-dhaxeysa-iiraan-iyo-israel/rg6077729
Contributors
Enclosures
https://sbs-podcast.streamguys1.com/sbs-somali/20240418204424-somali-a87f5370-6866-4726-9ea8-214d1b57c7ea.mp3?awCollectionId=sbs-somali&awGenre=News&awEpisodeId=a22b6200-fd70-11ee-867a-f7f4f667428d
audio/mpeg